James Swan oo balan-qaad u sameeyey Taliska ciidanka Booliska Somalia (Sawirro)

Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta kulan dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xassan Maxamed. Arimaha ay ka wada hadleen waxaa kamid ah, isku duwidda taageerada saaxiibada Soomaaliya, iskaashiga dhanka ammaanka iyo qorshaha amniga ee doorashooyinka soo socda. James Swan ayaa ku amaanay ciidamada Booliska … Continue reading James Swan oo balan-qaad u sameeyey Taliska ciidanka Booliska Somalia (Sawirro)